
Xaalada Soomaaliya xiligaan waa xili kala guur ah oo u baahan adkeysi madaama lagu jira xili kala guur ah
Xilka Xildhibaanada laba Aqal waa mid dhamaaday waxaa madaxweynaha u haray 23 cisho mucaaradka Tirin bay ku jiraan mana cado xaalka sidoow noqon Doono
Madaxweyne Farmaajo kama fikir Dalka waxaa u muuqda in uu 4 sano kale sii soo joogo si uu u dhameystiro Wax yaalahii u dhinaa ee qabyada ka ahaa
Maamul Goboleyada ma arkaan Dalka halkoow u socda waxa u muuqda waa in ay kurisigaas qal qal ka galin
Mucaaradku maaha kuwa hadaf mideysan leh waxay ka mideysan yihiin siday kuriga uga tuuran la hayeen Farmaajo ha dhoowna iyagu ku dagaali lahaa
Bakool ma arkaan dhamaan Siyaasiyiinta oo dhan waxay arkaan un si qof waliba u heli lahaa Damac uu doonaayo
Beesha Caalamka hadalkooda waa Calina Gar leh Ceydiidna Gar leh
Soomaaliya allaa u.maqan ma heysato cid ka naxdo Mucaarad iyo muxaafidba