HomeCiyaarahaWAR CUSUB: Manchester United oo qorsheynaysa afduubashada Saxiix weyn ……………

WAR CUSUB: Manchester United oo qorsheynaysa afduubashada Saxiix weyn ……………

XIGASHO KOOXDA.COM

Manchester United ayaa la sheegay inay diyaarinayso dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo la xiriira suuqa kala iibsiga xagaagan, iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay muujinayaan in kooxda Old Trafford ay bartilmaameedsanayso xiddigo cusub isla markaana ay wajahdo xiiso uga imaanaysa kooxo kale.

Wararka ayaa sheegaya in Manchester United ay ka fiirsanayso inay dalab lama filaan ah u gudbiso da’yarka Arsenal Myles Lewis-Skelly.

Ciyaaryahanka ayaa ka mid ah hibada ugu waaweyn ee Arsenal, waxaana haddii heshiiskan uu dhaco uu noqon doonaa mid si weyn u hadal-hayn abuura maadaama labada kooxood ay yihiin xafiiltan taariikhi ah.


XIGASHO KOOXDA.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -