War goor dhaw oo saaka ay shaacisay warbaahinta Aljazeera ayaa lagu sheegay in horumar laga sameeyay rajada ah inuu dhaco heshiis u dhexeeya Xamaas iyo Yuhuuda si loo gaaro  Xabad joojin kale oo markaa kadibna la isu dhaafsado maxaabiista labada dhinac.

Wariyaha Al Jazeera’s Alan Fisher, oo ka soo waramaya Bariga Quddus ee la haysto, ayaa sheegay in uu jiro horumar cad oo ku wajahan heshiis cusub oo ay is dhaafsanayaan la haystayaal u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas.

Advertisement

Sida uu xusay wariyaha Aljazeera Agaasimaha CIA-da Mareykanka  Bill Burns ayaa u duulay Warsaw si uu wadahadal ula yeesho madaxa sirdoonka Israel iyo ra’iisul wasaaraha Qatar

waxaa laga war dhowrayaa wada hadalada Saaka Qudus-ta la heyso ay masuuliyiintaani ku yeelanayaan iyo hadii ay Xamaas ku raacdo heshiis halkaasi lagu kala saxiixdo.

NEWS SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleXuutiyiinta oo si kulul uga jawaabeen qorshe Mareykanku ku abaabulayo isbahaysi iyaga ka dhan ah
Next articleCiidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo Alshabaab kala wareegay deegaano cusub+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here