DOOLOOW (DAYNIIILE.COM)-Waxaa war cusub ka soo kordhay arinta maqnaanshaha C/rashiid Janan oo mar soo noqday Wasiirka Amniga Jubaland.

Warar dhanka Kenya laga belay ayaa sheegaya in C/rashiid Janan uu u xiran yahay Nabad sugida Kenya.

Advertisement

Lama oga hadii ay run tahay sababta Ciidamada Kenya u xiranayaan C/rashiid Janan  waliba si qarsoodi ah.

Ugaaska bessha uu ka soo jeedo Mr Janan ayaa ka codsaday Dowlada Kenay inay dib xoriyadiisa u siiyaan C/raahiis Janan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE. COM

Previous articleRa’iisul wasaaraha Jordan oo sheegay in barakicinta Falastiiniyiinta ay noqon doonto khatar jirta
Next articleMareykanka oo sheegay in Heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya inuu caqabad ku yahay dagaalka Alshabaab lagula jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here