Wareysi laga qaaday Agaasimihii hore ee Nisa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa yiri

“Madaxweyne Xasan Sheekh aqoon uma lahan Mahad Salaad. Haduu aqoon u lahaan lahaa uma dhiibeen xilka Taliyaha Nisa”

“Saraakiisha Hay’adda Nisa waxaan u sheegayaa qofka xog iyo sir Qaranku leeyahay, la wadaaga Taliyaha Cusub (Mahad Salaad) wuxuu la mid yahay qof sirtii qarankiisa la wadaagay Cadowga waddanka iyo Argagaxisada”

Fahad Yaasiin ayaa kasoo horjeestay in Mahad Salaad lagu aamino xilka culus ee Nisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here