War Ded De ah.. Bayaan ka soo Baxay Golaha dhalinyarada Beesha Hawiye ayaa sidaan Lagu Yiri

” Hadii aan nahay Golaha Dhalinyarda Beesha Hawiye waxaan Bogaadinaynaa Talaabadii Maanta ay Qaadeen Xildhibaandii Geesiyaalka ahy .ee Golaha Shacabka ka Badbaadiyy Afgambigii laga soo Maleegay Xafiiska Madaxwynaha Xigiisu uu Dhamaday Kaligii Taliye Farmaajo
Sidoo kale waxaan Cabbaaray dusha uga Tuuraynaa Gudoonka Barlamaanka oo Noday godin ku jirto Gacanta kaligii Taliyaha uuna adeegsdo Burburinta iyo Ku dumashada Dastuurka ”

1- Muxidiin Abdi warsame . Canageel Gudoomiye

2- Suldaan Qorane . Xubin

3- Galad Maxamed Raage. . Kornel Heegan xubin

5- Abdi Fitaax Cali Jayte . Somali Xubin

4- Guuleed Axmed Nuur . Xubin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here