War deg deg ah 3 Qof oo kale oo lagu dilay Gurigii Meydkiisa lagu Dhaqaayey oday Dhawametdkii Saakay la Dilay magaalada Muqdisho

0

LNabadoon Xuseen Maxamed oo lagu toogtay Muqdisho isaga iyo Ilaaladiisa ayaa mar meydkiisa la dhaqaayey Dalbleys soo weerartay Gurigiisa iyagoona Halkaa ku dilay Dhowr Qof

:Nabadoonka Wiika ldhaqayay meydka i iyo askarigii illaalada u ahaa ee saakay lagu dilay xaafadda Suuq’bacaad iyo 3 qof kale oo guriga joogay ayaa hadda ladilay.

Dilka ayaa waxaa Geestay Dhalinyaro Hubeysan oo sida la sheegay ku Heeb ah

Dadka maanta kaliya Qooskaas laga Dilay ayaa 5 Qof ah

Dilalkaan ayaa la sheegay in ay salka ku hayaan dhul laysku haysto, dadka isdilaayana wa ha lQabiil oo wada dhashay sida ay dad goob joogayaal ah ii sheegeen.

Xaalada is Dilka ee ka Curatay magalaada Muqdisho ayaa ku soo badanaayo mana jirta in ay Xooga sarayaan laamaha Amniga

Cali Xasan Cali.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here