War deg deg ah Askari Xasuuq ka geystay Degmada Wardhiiglay ee magaalada Muqdisho

0

Nin askari ah ayaa goordhow dad shacab ah ku laayay xarun dadka Mingiska looga tumo oo ku taalo degmada Wardhigleey.

Sawiradaan ayaa goordhow la iiga soo diray goobta mashaqada ay ka dhacday.

2 qofood ayaa geeriyootay. 8 kalana oo haween u badan ayuu dhaawacay. Goobta ayaa halmar isu badashay murugo iyo dhiig.

Dilkaan uu Geystay Askarigaan ayaan la ogeyn

Dilkaan iyo Dhaawacaan ayaan la ogeyn sababta ku ka.liftay Xasuuqaa n

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here