War deg deg ah Baarlamaanka Deegaanka Soomalida Etoobiya oo Kalsoonida kala Noqday Madaxweynaha iyo Dowladiisa

0

Waxaa mar Qura jawiga Isbadalay Xarunta Baarlamaanka Soomaalida Etoobiya kaa oo sida la sheegay ay soo Xaadireen 180 Xildhibaan sidaana lagu Furay kulanka Baarlamaanka

Xubno ka mid Baarlamaanka ayaa soo Jeediyey in Ajandaha Maanta lagu daro Laba Ajando oo kala ah

1 In kalsooni loo qaado Xukuumada
2 in la Doorto Gudoomiye Baarlamaan oo isagu Muda uusan laheyn Baarlamaanka

Kulanka Baarlamaanka Maanta ayaa lagu qaban xaruntiisa waxaa lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyada

Kalfadhiga Maanta ayaa waxaa Shir Gudoomineysay Gudoomiyey ku axigeenka

Meesha waxaa ka dhashay buuq iyo qeylo Keentay in Xildhibaanada Gacanta u taagaan in Ay kalsoonadii kala Noqdeen Madaxweyne Musdaf Cagaaran iyo Xukumadiisa

Xaalka markoow halkaa gaaray ayaa Ciidanka Madaxtooyada Xoog ku soo Galeyn Xildhibaanadiinaa sidaa ku kala racadeyeen

Dalka Etoobiya ayaa Xiligaan waxaa ka jira Buuq asiyaasadeed la mid ah kan ka jira Soomalida Xorta ah kaa oo loo aaneynayo Maamulka Federaalka ah oo Xiligaan la qabsan karin Etoobiya iyo Somaliya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here