War deg deg ah Banaanbax looga soo Horjeedo Madaxweyne Farmaajo oo ka Curtay magaalada Muqdisho

0

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa Xiligaan ka socda laba Mudaharaad oo iska soo Horjeeda kuwaa oo kala Hogaaminayaan Xoogaga Wadaniyiinta oo Taageersan Madaxweyne Farmaajo iyo Mid kale oo looga soo Horjeeda Dowlada Farmaajo ay hogaaminayaan Kooxaha Mucaaradka ku ah

Banaanbaxaan Farmaajo looga soo Horjeeda ayaa ka socda qeyb badan oo magaalada Muqdisho ah kaa oo lagu Diidan yahay Nidaamka Madaxweyne Farmaajo ee Waqtiga ka sii Dhacayo

Banaanbaxaan oo Xoogiisa ee looga soo Horjeeda Farmaajo ayaa ka Socda Boondheere ilaa Shangaani waxuuna u Muuqdaa mid marba marka ka Danbeeysa sii Xoogeysanaayo

Xaalada maaha mid wanaagsan waxa ka socda Xiligaan Muqdisho

 

Dooni Meyno kaligii Taliye iyo Eraya kale oo laga Diidan yahay Madaxwene Farmaajo ayaa Goobta ka socda lagu Mudaharadayo

Tani waxay Muujineysa in Gabalka ka sii dhacayo Dowlada Farmaajo oo wax qabad Muuqda laga Heyn

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here