War deg deg ah Beesha Caalamka oo Cadaadis ku saareysa madaxda Maamuul Goboleydyada in Aysan soo saaran bay wada Jir ah inta

0

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayo in uu Jiro cadaadis kaga Imanayo Maamuul Goboleyda madaxdooda ku shirsan magaalada Dhuusamareeb Beesha Caalamka kaa oo ah in hal mar la soo saaro Bayaaan wada Jir ah Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamuul Goboleydyada

Muran u dhaxeeyo madaxda Maamul Goboleyda ayaa Jira Casuumada loo Fidin lahaa Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Ra iisal wasaaraha iyadoona taa ay ku kala qeybsameen Madaxweynayaasha Maamul Goboleydyada

Madaxweynaha Galmudug iyo Madaweynaha Koonfur Galbeed ayaa qabo in Casuumaad loo diro Farmaajo iyo Kheyre halka ay Diidan Yihiin Puntland,Jubbaland iyo Hirshabeele oo iyagu qabo in Howsha aan anagu u imaanay ka soo saarno Bayaan wada jir ah

Cadaadiska Beesha Caalamka ayaa sii Xoogeysanayo waqtiyadii u danbeysay iyagoona hor Istaagay Bayaanka ay soo saari la hayeen Madaxweynayaasha Maamul Goboleydyada

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here