Gudoomiyihii hore ee Aqalka Sare Seneter Cabdi  xaashi Cabdullaahi ayaa noqday Seneterkii ugu horeeyay ee Noqda Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

 

Siciid Cumar Xuseen oo ahaa musharaxa la tartamayay Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa iska Casil. Waxaana Cod gacan taag ah loogu Codeeyay Cabdi xaashi.

 

Cabdi xaashi ayaa waxaa u codeeyay Ergo gaaraysa 46 ka tirsan wax garadka GoboladaWaqooyi, taas ayuu waxa uu ku Noqonayaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka soo baxa Seneterada Gobolada Waqooyi

 

 

 

 

 

Office Nairobi kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here