Waxaa goor dhawayd Rasaas ka bilaabatay isgoyska KM4 oo ay ku banaanbaxayeen taagerayasha Mucaaradka gaar ahaan C/raxmaan C/shakuur iyo Xasan Cali kheyre ay Hogaaminayeen.

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay koox dibad baxayaal ah oo ay hogaaminayeen qaar ka mid ah musharaxiinta mucaaradka iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka wakhtigiisa dhamaaday.

.

Musharaxiinta hogaaminayay dibad baxaan waxaa ka mid ah hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xildhibaano uu ku jiro Mahad Salaad.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here