Col Ahmed Adan oo ku heeb ah Madaxweyne Farmaajo oo Toogtay Xidigle Maxamed Cali Seef oo ku heeb ah Ra iisal wasare Rooble

War hada soo dhacay ayaa sheegay in uu Toogtay Col Ahmed Adan Sargaal sare oo ka tirsan Nabad sugida kaa oo dhaawac Culus ah

Sargaalkaan toogashada sameeyey ayaa la sheegayaa in uu ku Heeb yahay Madaxweyne Farmaaj isagoona u Geestay Xidigke maxames Cali Seef oo qaraabo dhow la ah Ra iisal wasare Rooble

Maxamed Cali Seef ayaa dhaawac Culus ah waxaana lagu daaweynayaa Isbitaalada Muqdiaho waxaana dhawaan loo qadayaa Dalka Dibadiisa

Sargaalka dhaawac geestay ayaan waxba laga qaban isagoona ku xarakeynayo magaalada Muqdisho halkii Xabsiga loo taxaabi la haa

Sargaalka dhaawaca Geestay ayaa ahaa Mid Cabsan sida ay sheegeen Laamaha Amniga

Xaalada ayaa kacsan iyadoona ehelka uu ka dhashay Wiilka dhaawaca ay doonayaan in sharciga la horkeeno shaqsi la horkeeno

 

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here