Waxaa goor dhawayd Dagaal kulul uu ka bilaawday Degmada Cabdicasiis oo ay Daganyihiin Musharixiinta, Waxaana la sheegay in ay Weerareen Ciidamo ka Tirsan NIsa

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalka la isku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan, Waxayna Wararku sheegayaan in ay jiraan Gurmadyo soo gaaraya halkaas.

Wararka ayaa sheegaya in hubka culus la isku adeegsanayo, waxaana dagaalka uu u dhaxeeya ciidamada ilaalada musharaxiinta iyo ciidamo ka amar qaata dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

sidoo kale Rasaasta dagaalka ayaa laga maqlayaa meelo fog-fog, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in dagaalku uu yahay mid culus.

sidoo kale Rasaasta dagaalka ayaa laga maqlayaa meelo fog-fog, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in dagaalku uu yahay mid culus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here