.

Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dagaal kulul oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa la sheegay in ay ka amar qataan jeneraal indha cade.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu ku fiday soona warshada caanaha ilaa isgoyska Tarabuunka iyo KM4

Dagaalka oo ka socda inta u dhaxeysa KM4 iyo madaxtooyadii hore Cabdiqaasim ayaan la ogeyn illaa iyo hadda cidda uu u dhaxeeyo, hase yeeshe waxaa la sheegay inay ku lug leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo kuwa kale oo kasoo horjeeda.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadaan ay halkaas ku Diyaariyeen Jeneraal indha cade iyo Jeneraal saaqad joon.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha dagaalkaas
Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here