War Deg Deg ah Dagaal U dhaxeeyo Gudoomiyaha Dagmada Bulo burte Iyo Ciimada Booliska oo Hada ka socdo Dagmadaas

0

Dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Booliska iyo ilaalada Gudoomiyaha dagmada bulo burte feysal aadan haajir ayaa ka bilaawday canshuul la sheegay in laga qaadayay gaadiidka mooto bajaajka

Dagaalka ayaa bilaawday markii gudoomiyaha dagmada Bulo burte uu diiday in canshuur laga qaado wadayasha mootooyinka halka ciidamada Booliska ay ku adkeysadeen in canshuurta laga qaato waana mida sababtay iska hor imaadka mudadada ka socday bulo-burte.

iska hor imaadka ayaa saameyay isku socodka dadka iyo gaadiidka waxana istaagay dhamaan dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka jiray Dagmada bulo burte waloow aan wax qasaaro ah la so sheegin mudadii uu iska hor imaadka uu socday.

Wariye Maxamed Rooraaye

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here