War deg deg ah Dagaal xoogan oo ka socda Degmada Dayniile

0

Dagaal xoogan ayaa xiligaan ka socda degmada Dayniille kaa oo sida la sheegay u dhaxeeyo Maamulka Degmada iyo Garasbalay

Dagaalka ayaa u muuqda mid marba marka ka danbeysa sii Xoogeysanayo oo keenay Dhimasho iyo Dhaawac

Ma cada waxa dagaalka Keenay in aydoona horay u jirtay Xur gufta Dagaalka

Wali tirakoob sax ah lagama haayo Qasaaraha Dagaalka waxaana socda Abaabulka dagaalka

Waxii ku soo kordha kala soco halkaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here