Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Dhuusamareeb Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu ka socdo deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale Dagaalka oo goor sii horeysay oo maanta ah ku billowday Is-rasaasayn goosgoos ah ayaa hadda sii xoogeystay, waxaana wararka ay sheegayaan in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan,

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here