Ciidamo gaaraya illaa 25 Cabdi Bile oo uu wato Saadaq Joon ayaa hadda ku sugan aagga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Ciidamo kale oo kaabaya Saadaq Joon ooy leeyihiin midawga musharixiinta oo wara 40 baabuur oo kuwa dagaalka ah ayaa iyaguna dhaqdhaqaaq ka wada isla Muqdisho.

Muqdisho waxay gashay xaalad dagaal kadib Afganbiga hanaanka doorashada ee farmaajo iyo xertiisa Baarlamaanka ay sameyeen maanta.

Allaw sahal umuuraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here