War deg deg ah Diyaaradii Shalay Lagu Raaseeyey Degmada Qansax Dheere oo Dhaawaceeda la soo Bandhigay

0

Dalka Soomaliya ayaa xiligaan u muuqda in aysan ka jirin Dowlad la Xisaabtami karto Ciidamada Shisheeyey ee Dalka Ku jooga Sharci darada sida kuwa Etoobiya iyo Kenya

Labada Ciidan ayaa gudaha Dalka ka Geysta Gafood fal aan la qarin karin

Inta badan Koonfurta Soomaliya ayaan Dhulka la marin karin sababo Dhanka Amniga ah taana waxay keentay in cirka shacabka Maraan Soomaliyeed taa oo hada Cabsi xoogan soo wajahday

Shalay ayaa Diyaarad Gar gaar waday lagu Xabadeeyey Garoonka Diyaaradaha Qasax dheere ee Gobolka Bay iyadoona Gobolkaas lagu soo Riday Diyaarad ay ku dhinteen 6 Qof

Ciidamada Etoobiya ee Sharci darada ku jooga Gudaha Soomaliya ayaa Isbaaro Dhigtay Cirka taana waa wal wal Cusub oo keeni karo Halista Shacabka Goboladaas ku Duula Diyaaradaha.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here