War deg Deg ah Dowlada Mareykanka oo joojisay lacag Dhan 1.5Biliyen oo loogu talagalay Kubcinta Dimoqoradiyada

0

Dowlada Mareykanka ayaa maanta oo Taariiksu tahay Joojiyey lacag Dhan 1.5 Bilyan oo loogu tala galay Horumarinta Dimoqoradiyad

Sababta loo Joojiyey Lacagta intaa la eg Maanta ayaa lagu macneeyey kulankii Baarlamaanka 25 Bisha Xilka sida sharcidarada ugu atuureen Ra iisal wasare Xasan Cali Kheyre

Hakinta lacagtaan ayaa horay waxaa u sheegay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Soomaaliya

Halkaan   hoose  ka aqrisa Liingiska

The State Department spent $1.5 billion on Somali democracy and built a dictatorship

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here