War deg deg ah Dowlada Qadar oo wado Qorsho ay ku Cadaadineysa Ra iisal wasare Kheyre in uu Iscasilo

0

Dowlada Qadar oo wado Dowlada Qadar oo Dowr weyn ku leh Siyaasada Dalka ayaa wado Qorsha ah in Ra iisal wasare Kheyre ku Cadaadiso in uu qaato talo muhiim u ah Mustaqbalkiisa iyagoona Balandy u sametneysa

Dowlada Qadar ayaa si weyn u Garab taagan Siyaasada Madaxweyne Farmaajo taa oo Dooneysa in ay Dalka u Gacan galiso dhowr sano oo kale

Lama shaacin Safarka Kheyre ee Dalka Qadar waxaana soo baxay in qorshah ah in Ra iisal wasaraha uu Iscasilo si Kooxaha Mucaaradka Lagu Qanciyo Jagadiisa muda kordhintana ay noqota mid muda dheer ah

Macada in uu Ogolaaday Qorshahaasi ay wado Dowlada Qadar Ra iisal wasare Kheyre iyo In kale

Warka iscasilaada Kheyre ayaa waxaa wado Masuuliyiin ka Tirsan Madaxtooyada Qaranka kuwaa oo ku war galinayo Taageerayaashooda

Ra iiaal wasare Kheyre ayaa wax weyn ka qabtay Dalka Soomalaiya isagoo Dhisay Ciidamo Taliyo leh Fadhiisiyeyna Dhaqaalaha Dalka Soomaliya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here