War Deg Deg ah Dowlada Soomaliya oo Bangiga Aduunka uu ka Cafiyey dhamaan Deemankii lagu lahaa

War hada ka soo baxay Haweenay u hada shay Bangiga Aduunka ayaa lagu sheegay In Soomaliya ka soo baxday Dhamaan Sharuudahii laga Doonaayey Deyn Cafinta iyadoona ugu Hambalyeey Guusha ay Gareen

Haweenayda oo si Toos ah u hadleysay ayaa ku dhawaaqday in Soomaliya Deynta laga Cafiyey waxii hada ka danbeeyana Aduunka la jaan qaadi Doonto

Dowlada Soomaliya ayaa u muuqata mid hor mar la taanban karo ka gaaray xaga Deyn Cafinta

Warka Deyn Cafinta ayaa u muuqda mid dhabar Jab ku ah Xildhibaan Mahad Salaad oo maanta ku jees jeesay Ra iisal wasare Kheyre in uu ku fashilmay Deyn Cafinta 3 Sano Shacabka Soomaliyeed Been u asheegaayey

Dhanka kale si Toos: ah ayaa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre Ayaa Shacabka Soomaaliyeed si toos ah ula Wadaagaya Guusha laga Gaaray Deeyn Cafinta

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064