War deg deg ah Fanaanka weyne Cabdi Tahliil oo xaaladiisa Caafinaad aad looga Deeriyey

0

Wararka Ka imanayo Isbitaalka Xaawa Cabdi ee magaalada Muqdisho ayaa waaxaa la keenya isagoo Aad u Liita Fanaanka Weyn Cabdi Tahliil isagoona sida la sheegay Xaaladiisa Caafimaad laga Deerinayo

Cabdi Tahliil ayaa daryeel xuma Dhanka Caafimaadka ku Heysatay Carwadii Hore ee Soomaliya iyadiona Dhowr Tilaabo u Jirta Xarunta Dowlada looga Arimiyo

Cabditahliil ayaa ahaa Fanaan Qaran laakiinsa kama helin daryeelay Qarankiisa

Ma jirta Dowladihii kala gadisnaa ee soo maray Dalka oo wax u qabta hada oo u danbeysq Tan Dowlada Farmaajo oo xataa hal maalin isku dayin in ay Garab Istaagto

Caawa aad baa looga Deyrin Xaaladiisa waxuuna yaqlaa Isbitaalka Xaawa Cabdi

Waxaa Xiligaan oo Muqdisho12 30 Saqdii Dhexe ama Lix Saac iyo Bar qof kasta sidoow u yaqaano waxaa Isbitaalka kula Sugan Caruurtisa iyo Qaraabadiisa mana Jira masuul ka tirsan Dowlada Federaalka oo Garabkiisa taagan

Horay ayaa daryeel Xumo ugu Dhintay magaalada Muqdisho dhowr Bil ka hor Fanaanka weyn Ee Cumar Shooli

Si kastaba ha ahatee Dowlada ayaa waxaa looga fadhiyaa Tacsi oo kaliya Qofka markoow Caawinaad Rabana waxba uma qabto

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here