WAR DEG DEG AH Guddoomiyaha Golaha Badbaadada Jubbaland Garabka Xildhibaan Xidig oo Caawa Lagu Toogtay Kismaayo

Waxaa wax yar ka hor magaalada Kismaanyo ka dhacay Toogasho  loogu geestay masuul ka tirsan kooxaha Isbadal Doonka

Masuulka la ddhawqcay  ayaa lagu magacabaa Abuukaate Ahmed Jaamac Maxamuud oo ka tirsanaa kooxaha Isbadal doonka garabka Xidig

Daika Abuukaataha ayaa yinid 24 Saac ka dib qudbadii Hanjabaada aheyd ee Ahmed Madoobe uu ugu hanjabay Kooxaha Isbadal Doonka in ay kismaayo wada joigi doonin

Halkaan ka dhagwysa Qudbadiisi hiisw horw  aabuukaataha la dilay

DEG DEG ILAAH CAFIMAAD HA SIIYO AHMED JAMAC OO AHAA GIDOOMIYAHA BADBADADA JUBALAND OO LAGU TOOGTAY MAGALADA KISMAAYO. DAAWO VIDEO GIISI UGU DANBEEYAY.

Slået op af Duqbilow Kablow Farax i Fredag den 13. september 2019

Xaalada Kismaanyo ayaa u muuqata mid Amni daro lugaha la sii galeysa taa oo sabab u ah maamulka Axmed Madoobe oo rabo in 4 sano oo kale uu Xoog ku joogo taa oo Dowlada Feseraalka iyo Beesha Caalanka ay diidan yihiin

Toogashada  Abuukate Ahmed ayaa dhacay wax yar uun ka hor

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064