War Deg Deg ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal  oo Caawa mooshin Xilka looga Tuurayo laga wado Dhuusamareebl

0

Wararka ka imanaayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayo in Caawa magaalada Dhuusamareeb ka jirta isku day la doonaayo in Xilka Gudoonka Baarlamaanka laga Tuuro

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa wado Mooshin Xilka looga Tuuraqyo Guudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal iyadoon la ogeyn Cida ka danbeysa mooshinkaasi

Macada cida wado Mooshinka waxaase muuqataa in garbaha laga rifayo Masuuliyiinta laga u tuhmay Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre

Galmudug ayaa ah Maamul Cusub oo ka soo kabanaayey maamul Xumo ayaa hada waxaa moodaa mid hada Galinayo Bur bur Siyaasadeed hor leh

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here