Magaalada Muqdisho ayaa wax yar ka hor ka dhacay  Qarac magaalada Muqdisho kaa sida la sheegay ah mid Gilgilay inta badan

Wali macada Cida lala eegtay iyo halkoow ka dhacay waxaa la maqlay uun Qarax

Wali macada cida wax ka noqotay Qaraxa

Qaraxa ayaa lala eegtay Gudoomiyaha Degmada Hodan  Cabdxakiin Dhagajuun kaa oo kudhawacmay halka uu ku dhinteen Ilaaladiis dhaawacmay

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa xiligaan u mid aad u jah wareersan waana xaalad kacsan

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here