Jen Galaal oo ka mid noqday masuuliyiintii Qaraxii Caawa ku dhintay

Sida aanka soo xigay Beejka Xildhibaan Mahad Salaad ayaa lagu sheegay in uu Caawa ku dhintau Qaraxii ka dhacay hoteel Afrik Jen Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii hore Dowladii Maxamed Siyaad Bare

Jenka ayaa ku sugnaa Hoteelka Qaraxa ka dhacaayey waxaana la shegay in lagu dhax dilay Hoteelka
La soco waxii ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here