War deg deg ah jugta Qarax xoogan oo caawa laga maqlay magaalada Muqdiaho

0

Wararka ka imanaayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wax yar ka hor laga maqlay Qarax

Qaraxa ayaan la ogeen nooca uu yahay waxa la maqlay uun kaliya Jogtiisa oo inta badan laga maqlay caasimada Soomaaliya

Magaalada Muqdiaho oo saxiib la ah Qarax iyo Dilka ayaan la ogeen xiligay ka bixi doonto

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here