War deg deg ah Maamulka Jubbaland oo ka Hor Yimid muda Qordhinta Dowlada Federaalka Soomaliya ay sameysay

0

 

gaasimaha Madaxtooyada Juubbland Abshir Maxamed oo Qoraal soo Dhigay Bartiisa Tuutarka ayaa ka hor yimid go aan ka soo Baxay Dowlada Federaalka kaa oo 2 sano Xilka Juubbland loogu Daray ahmed Madoobe

Masuulka ayaa Qoraalkiisa ku qeexay in warqada ka soo baxday Dowlada Federaalka wasaarada Arimaha Gudaha aysan aheyn mid Dastuuri ah

Warkaan ayaa u muuqda mud dhabar Jab ku ah dowlada Soomaliya madaama markii hore la tashiyo kala sameyn Maamulka Juubbaland

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war ka soo baxay lagu sheegay in Ahned Madoobe 2 sano KMG ah Madaxweyne ka ahaan Doono Juubbaland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here