War deg deg ah Maamulka Puntland oo Is hortaag ku Sameeyey Banaanbax Taageero loogu Muujinaayey Madaxweyne Farmaajo

0

Maamul gobaleedka Puntland qyaa is-hortaag ku samaysay bannaan-bax saaka la filayey in uu kadhaco magaalada Boosaaso,
kaasi oo la sheegey in la doonayey in taageero loogu muujiyo madaxweyne Farmaajo.

Shalayey ayey ahayd markii bannaan-bax Farmaajo lagu taageerayo uu ka dhacay deegaanka Xidda ee gobolka Bari iyadoona Maanta lagu waday in ay ka dhacaan Deegaano badan

Banaanbaxa maanta ka dhaci Rabay magaalada Boosaaso ayaa is hortaag waxaa ku sameeyey maamulka Gobolka Bari iyagoona sida muuqata diidan Taageerada Farmaajo looga haayo Deegaanada Puntland

Inta badan maamulada Dalka ka Jira ayaa Caburin ku haayo Shacabka kuwaa oo marnba ogoleyn Awooda Dastuurka u Siinayaan Shacuurta ku Muijiyaan afkaartooda

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here