War deg deg ah Madaxweynaha Jubbland Cabdiramaan xidig oo Amnigiisa la wareegeen Ciidamada Amison

 

Sida aan warka ku heleyno waxaa wax yar ka hor Amniga Madaxweynaha Isbadal doonka mudane Cabdirashiid axidig la wareegay Ciidanka Nabad ilaalinta Amison kuwaa oo ku qaadat gaari qafilan

Ciidamadaan ayaa la ogeen cida bixisay amarka in la suga amnigiisa iyadoona arinkaan dhabar jab ku tahay maamilkii hore ee isagana maanta is caleema saaray

Ciidamada Amison ayaa Madaxweynaha Cusub geeyey Xarun gaar ah iyagoona siweyn u adkeenayo amniga Madaxwene Xidig o maanta la doortay

Xaalada magaalada Kismaanyo ayaa ah mid dagan oo wax rabshada ah ka dhicin labada Doorasho ka dib

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064