War deg deg ah Madaxweyne Farmaajo oo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Kheyre ka Dalbaday in ay Iscasilaan si Meesha uga Baxo

0

War deg deg ah Madaxweyne Farmaajo oo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Kheyre ka Dalbaday in ay Iscasilaan si Meesha uga Baxo

Caawa waxaa ka Socda Xarunta Madaxtootada Dagaal Culus oo u dhaxeeyo madaxwetne Farmaajo iyo Ra iisal wasare Kheyre kaa oo ku saabsan midba mid kale uu ka saaro Meesha

Madaxweyne Farmaajo ayaa Caawa isagu Yeeray Wasiirada Xasan Cali Kheyre in ay Iscasilaan isagoona u sheegay kiiba la siin Doono lacag Badan oo aan wali Helin inta ay la Egtahay

Madaxweynaha ayaa Iscasilaada waxaa ka Ogolaaday Dhowr Wasiir oo lagu sheegay Tiradooda 5 kuwaa uu hogaaminooyq Ra iisal Wasare Ku xigeenka Mahadi Guuleyd

Ra iisal wasaraha ayaa ku dhacay markay iscasilaan 3 Meel Hal Meel iyadoona Xaalada Caawa ay ku Culustay Xasan Cali Kheyre

Tirada Wasiirada ayaa ah 26 iyadoona 9 Wasiiro haday Iscishana Kheyre meesha ka bixin doono

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here