Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan waxaa ka jira dhaq dhaqaaq Siyaasadeed oo is diidan kaa oo sida muuqata rajada Soomaaliya galin doono Mugdi

Siyaasiin iyo Musharaxiin ayaa wacad ku maray hadii Madaxwyne Farmaajo ku adkeesta Gudiga Doorashada ee uu ka soo aruuriyey Madaxtooyada iyo Nabad Sugida ay iyaguna ku dhawaaqi doonaan Dowlad sida aan ka soo xigan siyaasi ka mid Raga wado qaban qaabada madaxweyne Cusub loogu dhawaaqayo

Arinta magaalada Muqdisho yeelan Doonto Labada Madaxweyne 1ayaa sii xoogeysaneysa ka dib markii ay sii yaraaneysa rajada laga qabo in Farmaajo wax ka badalo Hamiga Siyaasadeysan uu ku doonaayo in uu mar kale Madaxweyne dib loogu soo doorto

Beesha Caalamka ayaa ka wal walsan Labada Dowlad ee magaalada Muqdiaho yeelan doonto iyagoona cadaasi ku saraayo Madaxweyne Farmaajo soo dhiso Gudi dhex dhexaad ah oo aan ka tirsaneyn shaqaalahiisa

Dhamaan Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada ayaa ka hor Yinid gudiga Doorashooyinka oo gabi ah Shaqaalo Dowladeed

Magaalada Muqdisho ayaa horay u soo martay Laba Madaxweyne oo markii danbe laga dhaxlay 10 qab qable dagaal

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here