War deg deg ah Musharaxiinta isbdal Doonka oo beeniyey in Xabsi guri yihiin

 

Waxaa saacadahii u danbeeyey soo baxaayey warar sheegayey in Musharaxiinta Isbadel Doonka kuwadooda ugu cad cad ay Ciidamo ka amar Qaato Madaxweynahii Hore Ahmed Madoobe isku gadameen Gurahooda labada Musharax ee kala Xidig iyo Seeraar ku heersan yihiin taa oo markaan la xariirnay masuuliyiinta Isbadal Doonka ay Beeniyeen

Musharaxiinta Isbadal doonka ayaa heysato ciidamo aad u xoogan taa oo sura gal ka dhigeynin in sidaa fudud lagu maxbuusa guryahooda

Bari ayaa xildhibaanada Isbadal Doonta dooranayaan Madaxweynaha Jubbland ee hogaamin Doon 4 sano ee soo socoto halka madaxweynaha Xilka ka dhamaaday Bari isagana Doorasho malxiis ah ku dooran Doonaan Madaxweyne

Ahmed Madoobe oo isku dayey in uu taleefan kula soo xariira Musharaxiinta Isbadal Doonka  iyadoona sida la ii sheegay ka 1aban waayey madaama uu doonaayey in uuu ku qanciyo in ay taageeraa si Beesha caalanka u aqoinsadaan Doorashadiisa

Si kastaba ha ahatee Beesha Caalamka ayaa ka digtay Doorashada Jubbland iyagoona sheegay in aan la aqoonsan Doonin waxii ka soo baxo ilaa lahelo Doorasho si xalaal ah u dhacdo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064