Wararka ka imaanaya Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka dhacay Qarax loo malaynayo in uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan uu ka dhacay Garoonka loo yaqaano Qoob dooro,  ee u dhaw Xarunta Degmada karaan ee magaalada Muqdisho.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in halkaas ay ka socotay Howlo nadaafadeed iyo Wacyi galin ku aadan Xanunka Covid 19.

 

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha Qaraxaas

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here