war deg deg ah Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdiaho

#DEG_DEG: Qarax Ismiidamin ah ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagarka degmada Howlwadag ee magaaladda Muqdisho.

QQof naftiis hallige ah ayaa is qarxiyey, goobta Qaraxa uu ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa amaanka .

Qarax oo ka dhacay dhabarka danbe ee Hoteel Bulsha Ama.Beerta Daraawiishta   waxaana ku dhintay 5 qof uu ku jira qofka ismiidaamiyey

Qara xa oo ka dhacay Goob camiran ayaan la ogeyn qasaaraha dhabta ah

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064