Weerar ku bilowday Qaraxyo iyo Rasaas toos ah ayaa hada ka dhacay Saldhiga Magaalada Boosaso ee Puntland.

Shabab ayaa loo maleynayaa in Weerarka ku qaadeen Saldhiga oo ay ku Xiran yihiin Rag lagu soo eedeyay Shababnimo.

FaahFaahinta La Soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here