Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay magaalada Muqisho gaar ahaan wadada mashquulka badan ee Maka Al Mukarama.

Qaraxan oo ahaa mid xooggan oo laga maqlay meelo badan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Hotelka Dayax iyo Sayidka ee wadada Maka Al Mukarama.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda la dhigay, lamana oga cida lala beegsanayey, waxaana jira khasaare nafeed oo aan weli tirakoob sax ah laga heynin.

Ciidamada amaanka DF  ayaa halkaas gaaray, kuwaasoo xiray goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana socda baaritaano.

La soco faahfaahin dheeraad ah goor dhow insha ALLAAH

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here