Wararka ka ka imaanaya Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka dhacay qarax.

 

Qaraxan  miino ayaa ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho., oo ah xarun ay shabaab inta badan maamulaan.

 

Sidoo kale Warar hor dhac ah ayaa sheegaya  in  Qaraxaas la sheegey in uu ku geeriyoodey Guddoomiye ku xigeenkii Amniga iyo Siyaasadda Garasbaaleey Cali Maxamed Macalin, waxaa kaloo Qaraxaasi ku geeriyoodey gudoomiyihii Dhalinyarada Garasbaaley Cabdirashiid Dubad

 

Kala soco Bogan Wixii soo ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here