Wararka Caawa ka imanaayo degmada Guriceel ayaa sheegayo in halkaa ka bilaawday Qax xoogan kuwaa oo ka cabsi qabo in kor kooda leysku kor dagaalo

Xaalada barakicinta ayaa loo aaneynayo weerar ay magaaladaas Caawa saqdi dhaxe ku soo qaadayaan degmada Guriceel ciidamada Dowlada iyo Kuwa Galmudug iyadoona xaalada ay tahay Aloow Sahal

Huganka oo Duulaanka ku ah Degmada Guriceel ayaa wajahayo culeys ay kaga hor tagayaan xoogaga Ahulusno waxayna Caawa xaaladu tahay allow sahal

Magaalada Dhuusamareeb ayaa Caawa laga dareemayaa abaabul dagaal xoogan iyadoona Gawaari dagaal iyo Ciidamo laga keenay magaalada Muqdisho ku soo siqayaan deegaanada u dhow Guri Ceel

Si kasatba ha ahatee Caawa xaalada Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa ah Aloow sahal Ciidamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here