War Deg Deg ah Ra iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo dhawaan ku dhawaaqayo Madaxweyne Farmaajo(waa kuna shaqsigaas

0

Warar hoose oo aan ka helnay dadka ka agdhow Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegayo in Caawa la filaayey in uu Madaxweyne Farmaajo ku dhawaaqo Ra iisal wasaaraha Cusub ee badali lahaa Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre

Xilka Wasiirka koowaad ayaa loo magacabayaa Wasiir ka tirsanaa Jiray Dowlada Kheyre ee sida Sharcidarada Xilka uga Qaadeen Baarlamaanka Dowlada Federaalka

War hoose aan helnay ayaa sheegaya in Ra iisal wasaaraha Cusub Loo magacaabay uu yahay Cabdulaahi Cali Xasan oo ahaa wasiirka Ganacsiga Dowlada Kheyre

Caawa ayaa looga Fadhiyey in uu magacaabo Madaxweyne Farmaajo waxaana la sheegay in shaqaaqo ka dhacday madaxtooyada u baaqatay magacaawida

Bari ilaa habeen Danbe ayaa la rajeynayaa in la magacaabo Wasiirka Koowaad

Magacaabidaan ayeey u badan tahay shaqsigaan kor ku soo sheegnay waloow isbadali karto saacad walba

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here