War Deg deg ah Ra iisal wasaare Kheyre oo Maalinta Bari ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

0

Sida warka aan hada ku helnay Xafiiska Ra iisal wasaaraha ayaa sheegaya in uu Jira Safar Kheyre uu dhawaan ku tagi Doono xarunta Galmudug

Safarka Ra iisal wasaare Kheyre ayaa la sheegayaa in Maalinta Bari uu ku tagi Dooni Caasimada Dhuusamareeb

Safarka Kheyre ee Dhuusamareeb ayaa ku soo aadayo Xili Halkaa Shir ugu Socda magaalada Dhuusamareeb

Magalada Dhuusamareeb ayaa laga dareemayaa Soo dhaweynta Xasan Cali
Kheyre

Horaa loĆ² saadalinayaa in Kheyre tagaayo Halkaa oo lagu Xamanaayey in uu shirka hoos isaga ka waday

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here