War hada naga soo gaaray Nawaaxiga Liida qaasatan Dhulka  Ciidanka Badda una dhaw safaarada Turkiga ayaa waxaa si sharci daraa ugu shirkoow  in ay  dhistaan Ra iisal wasaraha,Wasiirka Aminiga ,Cadaalada iyo Wax barashada iyadoona Madaxweyne Farmaajo wax ka ogyahay isagoona ku qancinayo Rooble dhulkaas isaguna ka caawiyo Doorashada

Jen   Qaafoowa ayaa is hortaagay isagoona diiday in dhul qaran shaqsiyaad qataan taana waxay keentay Ciidan Daacad u ah Wasiirka Amniga iyo Jen Qaafoow Ciidamo wato  isku isgtaan in Dagaal  ku dhex maro

Wasiirka Amniga ayaa Jeneraal Qaafoow uga dacwooday Ugaaska Guud ee Abgaal

Wali Goobta waxaa ka jira Cabsi dagaal waxaana isku hor fadhiyo Labada Ciidan

Dhulka Hantida  Guud ayaa Mar walba leysku dayaa in la dhaco iyadoona Madaxweynaha markaa jooga uu dhulkaa ku qanciyo shaqsiyaadka halmstad ku ah soo Laabashadiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here