GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa goor dhaw soo dhamaaday doorashadii Madaxweynaha Puntland waxaana guushu raacday mar kale Madaxweyne Saciid C/llaahi Danni.

Waxaa la tartamayay Dr Guuleed oo aad u dadaalay balse ugu danbeyn waxaa ku guuleystay xilka Madaxweyne Saciid C/llaaaahi Danni.

Advertisement

Codadka wuxuu ku guuleystay 45 halka Dr Guuleed uu ka helay 21 cod .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleTirinta kala baxa Saciid Danni iyo Dr.Guuleed oo Socota
Next articleHadaladii uu jeediyay Madaxweyne Saciid Danni dib u doorashadiisa kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here