War deg deg ah Sedaxda Maamul Goboleyd ee Gacan saarka la leh Dowlada Farmaajo oo shir ugu Furnay Magaalada Baydhabo

0

Sida ay sheegayaan wararka laga Helaayo Dhuusamareeb iyo Jowhar ayaa sheegayo in saacadaha Soo socda Shir ugu Furmay 3 maamul Goboleyd ee Gacan Saarka la leh madaxweyne Farmaajo

Galmudug,Hirshaeel iyo Koonfur Galbeed ayaa la sheegayaa in Shir maalinta Arbacada lagu Casuunay magaalada Muqdisho kaa oo ka soo qeyb galayaan Dhamaan

War hoose ayaa sheegayaa in madaxweyne Farmaajo ku Cadaadinayo 3 Maamul Goboleyd in ay Qaadacaan Shirka Muqdisho isagoona dhaqaalo ku siiyey in Shir ku yeeshaan Bari Magaalada Baydhabo kuna dhawaaqaan in ay Qaadacaan Shirka amuqdisho

3 Maamul Goboleyd ayaa lagu magacabaa Ilma Lafta Gareen kuwaa oo si Toos ah uga amar qaato Madaxweyne Farmaajo

Hadoow dhaco kulanka Baydhabo ee Sedaxda maamul Goboleyd ay ku qaadacaan Shirka dowlada iyo 5 Maamuul Goboleyd ugu Furmayo magaalada Muqdisho Arbacada ayaa waxaa cadaan Doonto in Farmaajo Diyaar u aheyn in heshiis Dhab ah laga gaaro Arimaha Doorashada taana waxay Horseedeysa qalalaaso Siyaasadeed ku keeni karo dalka in uu u laabto 20 sano ka hor sidoow ahaa waloow taas ogoleyn Beesha Caalamka oo Dhaqalao badan uga baxday Arimaha Soomaliya

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here