War deg deg ah Shirkada Dahabshiil oo Shir qooshay Laba Xidiglaha Reer Jabuuti Fu aad Yuusuf una Gacan galisay Sirdoonka Jabuuti

0

Shirkada Dahabshiil oo ah Shirkad weyn oo Dhanka Xawilaadaha ah ayaa sida la sheegay la shaqeysa Sir Doonka Dowladaha Ja iuti iyo Etoobiya

Shirkadaan ayaa sida la sheegay Shir qooshay laba Xidiglaha reer Jabuuyi iyadoo u adeegeysa Sir doonka Jabuuti

Hadaba sidee lagu Qabtay Fu aad oo ah Sargaal Duuliya Reer Jabuuti ah

Fu aad oo Walaalkii Jooga Dalka Kanada ayaa lacag u soo diraayey isagoo ku sugan Adis Abba ee Dalka Etoobiya waxaana Lacagta lagu soo qoray Gabar Reer Jabuuti ah

Dahabshiir oo horay SirDoonka Jabuuti igu war galiyey in magaca Fu aad oo sedan loo qoray Baara lagu yiri ayaa ogaatay magaca soo diray in uu yahay Walaalkii sidaana ugu war galisay Dowlada Etoobiya sidaana lagu qabtay 2 Xidiglaha Reer Jabuuti

Hadaba Digniin iska Jir in aad lacag Ku dirsato Dahabshiir mar haday la shaqeysa Sidoonka Geeska Afrika

Hadaba halkaan ka Daawo silaca uu ku jira Fu aad

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here