War deg deg ah Shirkii Musharaxiinta ayaahaha ka tashiga Soomalaiya oo ka furmay magaalada Muqdisho

Waxaa wax yar ka hor furmay shirkii ay la hayeen dhamaan musharaxiinta Mucaaradka kaa ka
furmay magaalada Muqdisho

Shirka ayaa lagu gorfeynayaa arimaha Soomaaliya iyo sidii lagu heli lahaa Doorasho loo dhan yahaty oo xor iyo Xalaal ah

Dhamaan musharaxiintaa ayaa jooga 12ka ah waxuuna shirka u muuqdaa mid looga hadlayo sida loo bad baadin karo Dalka loona heli lahaa Doorasho la wada ogolyahay oo xor iyo Xalaal ah

Shirkaan ayaa socon doono 3 cisha waxaana ka soo bixi doono sida ay sheegeen wax ay Soomalida ku diirsato

Xaalka doorashada Soomaaliya ayaa u muuqday in ay mugdi sii galaayey ka dib markii Dowlada ku dhawaaqday Gudi aan dhex dhaxaad aheyn

Soomaaliya ayaa sii galeysa Qalalaaso Siyaasadeed uu horay u sheegay Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre

La soco waxio shirka ku soo kordha

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here