Sida xalay lagu baahiyey boga Dowlada laguna sheegay in ay xiray webka weyn ay Alshabaab u isticmaasho hadafkeeda Dagaaal ee Somalimimo ayaa u muuqda war been ah

Sida muuqata webka ayaa ah mid shaqeynaayo oo wararkiisa maal meydka ahaa sii wato taa oo u muuqata in Dowlada Soomaliya wax ka qaban weysay

Soomalimimo oo dhowrsan shaqeynaayey ayaa xarun ku leh Dalka Mareykanka oo Rayi qoolka ka yahay mid shaqeyo halka Dowlada Somaliya dooneysa in ay Afka qabato Saxaafada si loo helin wararka sugan ee ka dhaca Gudaha Somaliya

Waakan webkay xalay shegeen in ay xireen wasiir Alcadaala iyo Kooxdiisa
https://somalimemo.info/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here